×

Put your health first

Caafimaadkaaga u hormari

Ballanso iskiriingareynta naaska

Waa maxay iskiriingareynta naasku?

Iskiriingareynta naasku (mammogram) waa sawirka raajada naaska. Iskiriingareynta naaska waxay heli kartaa kansaro aad u yar in la arko ama dareemo. Dumar badan ayaa ka samatabaxa kansarka maanta mahad waxaa leh hore u ogaanshaha iyo daaweynta wanaagsan.

breastscreen example

Khatar miyaan ku jiraa?

BSV 1 in 7 Women Graphic Blue Dec2019 V11 hal 7 dii dumar ah Victoria waxaa ku dhici doona kansarka naaska noloshooda.

familyDumarka badidooda qaba kansarka naaska ma laha taariikh qoyseed ka cudurka.

50 plusDa’da ayaa ah qodobka khatarta ah ee ugu weyn qaadida kansarka naaska.

Miyaan u baahanahay iskiriingareynta naaska?

Hore u ogaanshuhu wuxuu badbaadiyaa nafo

Da’daadu ma tahay 50-74?

Waa in lagu iskiriingareeyaa labadii sanno ee kasta.

40-meeyo ama 75 ma ka weyn tahay?

La hadal dhakhtarkaaga oo ogow haddii iskiriingareynta naasku sax kuu tahay.

40 ma ka yar tahay?

Iskiriingareynta naasku wax ku ool uma laha dumarka ka hooseeya 40 ka sanno.

Iskiriingareynta naaska

breastscreening is free

waa bilaash

Breast screening takes about 10 minutes

wuxuu qaataa qiyaastii 

10 daqiiqo

Breast screening doesn’t need a doctor’s referral

uma baahna inuu 

dhakhtarku ku soo gudbiyo

Breast screening is provided by female radiographers

waxaa bixiya 

dumar raajadda yaqaan

Breast screening is available at a clinic near you

waxaa laga helayaa rug caafimaad oo kuu dhow 

Victoria oo dhan

Ahow qof ka warqada naaska

Barro muuqaalka caadiga ah iyo dareenka naasahaaga. Arag dhakhtarkaaga haddii aad ogaatid isbedelo aan caadi ahayn.

Weydii dhakhtarkaaga wax ku saabsan khatarta kansarka naaska iyo baahida iskiriingareynta.


Download:


Oo ay maamulaan dumar, loona maamulo dumar

TTY 13 36 77 haddii aad dhib ka qabto haddalka ama maqalka

Ka ballanso breastscreen.org.au ama wac 13 20 50